Mahad Salaad: “Wasaarada A/Gudaha xaq uma laha faragelinta doorashada Jubbaland”

Xildhibaan Mahad Salaad oo ka mid ah mudaneyaasha baarlamanka Somalia ayaa sheegay in Wasaarada Arimaha gudaha Somalia aysan xaq u laheyn iney fara geliso doorashada Maamulka Jubbaland sharci ahaan. Hadalkan ayaa ku soo aadeya xili saaka wasaarada arrimaha gudaha ay soo saartay War-saxaafadeed ay kaga digeyso qaabka maamulka Jubbaland u wajahayo doorashada la filayo iney … Continue reading Mahad Salaad: “Wasaarada A/Gudaha xaq uma laha faragelinta doorashada Jubbaland”